Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Degmada Dayniile oo Dadkii Deganaa ay Bilaabeen in ay Isaga Barakacaan
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:236
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:108
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:95
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:423
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jun 30 2008
Degmada Dayniile oo Dadkii Deganaa ay Bilaabeen in ay Isaga Barakacaan
Written by Ali Moallim   
Monday, 30 June 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Qaar ka tirsan dadka ku dhaqan Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda, kadib markii ay soo ifbaxeen warar sheegaya in howlgalo laga sameynayo Degmada Deyniile.

Goobaha dadkaan ay ka barakaceen waxaa ka mid ah deegaanada raadeylka,siisii iyo deegaano kale oo hoosyimaada Degmada Dayniile,waxaana dadkaan maanta barakacay ay u badnaayeen haween, Caruur iyo dad da’ah kuwaa soo inta badan u barakacay nawaaxiga magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah dadkaanka barakacay Degmada Dayniile ayaa sheegay in hadii ay yimaadaan Ciidamo ka tirsan Dowladda KMG ay cabsi ka qaba in ay weerar ku soo qaadaan xoogaga hubeysan ee ka horjeeda joogitaanka Ciidamada Itoobiya iyo siyaasada Dowladda KMG ah, iyadoo weerarada iyo qaraxyada kadhanka ah Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda ay wax yeelo ka soo gaarto dadka rayidka ah.

Degmada Dayniile ayaa waxa ay aheyd meel ay dadku ku barakaceen hasa haateen maanta ayaa Degmadaasi waxaa ka socda barakicii ugu xooganaa,waxaana dadkaan qaar ay sheegeen in ay aadaaan deegaanka Ceelasha biyaha ee gobolka Shabelaha Hoose.

Arinkaan barakaca ah ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili shalay Afhayeenka Ciidamada Booliska DKG Gaashaale Dhaxe Cabdullaahi xasan Bariise uu sheegay in Degmada Dayniile ay geyndoonaan Ciidamo ka tirsan Dowladda, kuwaasi oo baaritaano ka sameyndoona degmada Dayniile




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >